Arbaco, Maarso, 04, 2018 (HOL) – Magaalada Muqdisho ayaa ku sugan saakay marxalad ka duwan sidii ay aheyd labadii maalmood ee la soo dhaafay waxaana la oran karaa Muqdisho waxaa ay ku waabariistay dareen siyaasadeed iyo shaki bulshadu ka qabaan kulanka xildhibaannada Golaha Shacabka oo waqtigan soconaya.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta4-155281.htm
Be First to Comment