Dawladda Soomaaliya ayaa shalay u yeertay safiirka Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya, Maxamed Cuthmana Al-Xamadi, oo Muqdishu kusoo laabtay Axaddii, waxayna dawladdu sheegtay inay u gudbisay dareenkeeda ku aaddan heshiiskii dekedda Beberba.
Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4319339.html
Be First to Comment