Khamiis ,Maarso, 29, 2018 (HOL)–Mukhtaar Rooboow Abuu-Mansuur oo horay uga tirsanaan jiray Al-Shabaab, islamarkaana isku soo dhiibay dowladda Soomaaliya, ayaa maanta Magaalada Baydhabo waxaa uu kulamo kala duwan kula leeyahay Saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta29-155214.htm
Be First to Comment