Press "Enter" to skip to content

Mourinho: Manchester ma awoodin in ay dhaliso gool ”xitaa haddii saacado ay dheeli lahaayeen”

Tababaraha Kooxda Manchester United ayaa sheegay iney la ciyaari karayeen 10 saacadood kooxda Newcastle iyadoo aan wax gool ah la dhalinin, iyadoo lagu dubtay kooxda Man U hal iyo eber garoonka St James’ Park.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/cayaaraha-43030119

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:

Compare

%d bloggers like this: