Press "Enter" to skip to content

Mooshinkii laga keenay guddoomiye Jawaari oo hab sharci ah ku bur buray

Arbaco, Maarso, 14, 2018 (HOL) –Xoghayaha guud ee Golaha Shacabka Cabdikariin Xaaji Buux ayaa sheegay in mooshinkii laga keenay guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Cismaan Jawaari uu ku buray dhinaca sharciga, madaama xildhibaannadu buuxin waayeen tiradii loo baahna.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta14-155034.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: