Press "Enter" to skip to content

Mohamed Salah & Xiriirka Kubadda Cagta Masar Oo Qoorta Iskula Jira Kadib Markii Sawirkiisa Lagu Dhajiyay Diyaaradda Xulka Qaranka Ee Koobka Aduunka.

Weeraryahanka Masaarida Mohamed Salah ayaa dhexda ka galay dood xasaasi ah oo uu kula jiro xiriirka kubadda cagta dalka Masar kadib markii la isku qabsaday xuquuqda sawiradiisa. Sawir uu leeyahay Salah ayaa lagu daabacay wajiga hore diyaaradda xulka kubadda Cagta Masar, waxaana maalgaliya shirkadda taleefoonada ee “WE” iyadoo loogu tala galay iney ciyaartoyda ugu safraan […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/mohamed-salah-xiriirka-kubadda-cagta-masar-oo-qoorta-iskula-jira-kadib-markii-sawirkiisa-lagu-dhajiyay-diyaaradda-xulka-qaranka-ee-koobka-aduunka/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: