Press "Enter" to skip to content

Mohamed Salah Oo Taariikh U Dhigay Xidigaha Africa Ee Premier League & Rikoorkii Ian Rush Ee Liverpool Oo Halis Ku Jira.

Weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah ayaa ku jira marxaladii ugu fiicneed oo uu ku jiro tan iyo waqtigiisa bilowga ah ee kubadda cagta, xalay wuxuu rikoor cusub u dhigay xidigaha qaaradda Africa ee kasoo ciyaaray horyaalka Premier League maadaama uu ka talaabsaday rikoorkii Didier Drogba. Halyeeygii hore Ivory Coast Didier Drogba ayaa dhaliyay 29-gool fasal ciyaareedkii […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/mohamed-salah-oo-taariikh-u-dhigay-xidigaha-africa-ee-premier-league-rikoorkii-ian-rush-ee-liverpool-oo-halis-ku-jira/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: