Press "Enter" to skip to content

Mohamed Salah Oo Laga Yaabo Inuu Ganaax Sadex Ah Kulan La Kulmo & Kaamirooyinka Oo Kashifay Falkii Uu Kula Kacay Bruno Martins Indi.

Weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah ayaa la kulmi karo ganaax saddex kulan ah hadii muuqaalada laga qabtay falkii uu kula kacay Martins Indi ay guddiga anshaxa xiriirka kubadda cagta Ingiriiska ula muuqdaa kuwa xad gudub ah. Hogaamiyaha qaranka Masar ayaa u muuqday mid carooday oo gacantiisa si aan sharci aheyn ugu dhuftay daafaca Stoke City Bruno […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/mohamed-salah-oo-laga-yaabo-inuu-ganaax-sadex-ah-kulan-la-kulmo-kaamirooyinka-oo-kashifay-falkii-uu-kula-kacay-bruno-martins-indi/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: