Press "Enter" to skip to content

Mkhitaryan oo ogolaaday inuu Arsenal u wareego iyo Sanchez oo u dhaw inuu ku biiro Man Utd

Ciyaaryahanka khadka dhexe uga dheela kooxda Manchester United, Henrikh Mkhitaryan, ayaa waxa uu ogolaaday inuu ku biiro kooxda Arsenal, halka Alexis Sanchez lagu wado inuu dhinaca kale u dhaqaaqo.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/cayaaraha-42764226

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: