Press "Enter" to skip to content

Miyey Aheyd Rigoore? Maxaase Ku Tilmaami Laheyd Ficilka Vazqeuz? Diego Maradona Oo Ka Jawaabay Siday Wax Ula Muuqdeen.

Rigooradii muranka badan laga keenay ee Real Madrid lagu abaalmariyay ilbiriqsiyadii ugu dambeeyay kulankii ay kasoo gudbeen Juvnetus ayaa wali la hadal hayaa, markaan waxaa fikirkiisa ka dhiibtay halyeeygii hore Argentina Diego Armando Maradona. Garsoore Michael Olivier ayaa rigoore ku abaalmariyay Real Madrid daqiiqadahii ugu dambeeyay kulankii Santiago Bernabeu xilli Juventus ay kasoo laabatay 3-0 […]

Sii akhriso…http://www.laacibnet.net/miyey-aheyd-rigoore-maxaase-ku-tilmaami-laheyd-ficilka-vazqeuz-diego-maradona-oo-ka-jawaabay-siday-wax-ula-muuqdeen/

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: