Milkiilaha shirkadda Facebook Mark Zuckerberg ayaa qirtay in shirkaddiisa ay sameysay khaladaad kaddib markii xog khaas ah oo ku saabsan dadka isticmaala Faceboogga ay u gudbisay shirkad Britain laga leeyahay oo lagu magacaabo Cambridge Analytica.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43496348
Be First to Comment