Press "Enter" to skip to content

Maxmed Mursal oo loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka

Isniin, April, 30, 2018 (HOL)– Doorasho xiiso badan oo xildhibaannadu labo wareeg oo codeyn ah mareen ayaa ugu danbeyntii waxaa ku guuleystay guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo horay u ahaa Wasiirkii gaashaandhigga xukuumadda Soomaaliya.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta30-155581.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: