Press "Enter" to skip to content

Maxkamadda sare ee Maraykanka oo laashay dacwad ka dhan ah shabakadda Twitter-ka

Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa Khamiistii diiday sii socoshada, dacwad ka dhan ahayd shirkadaha waaweyn ee iska leh baraha bulshada gaar ahaan  shirkadda Twitter-ka, taas oo ay dacwad ku soo oogeen, qaar ka mida dhibbanayaal ay eheladoodu ku dhimatay weeraro argagixiso.

Comments are closed.