Press "Enter" to skip to content

Maxkamadda Racfaanka Kenya oo laashay doorashada badhasaabka Wajeer

Maxkamadda Racfaanka ee Kenya ayaa maanta ayyiday xukun ay hore u ridday Maxkamadda Sare ee Kenya, kaas oo ahaa in doorashadii uu hore ugu guulaystay badhasaabka gobolka Wajeer, Maxamed Cabdi, ay ahayd mid u dhacday sifo aan sharci waafaqsanayn, isla markaana amar ku bixisay in lagu celiyo.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/43838956

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: