Press "Enter" to skip to content

Maxkamadda Hargeysa oo abwaanad Naciima Qorane ku xukuntay saddex sano oo xarig ah

Magaalada Hargeysa, maxkamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta ku ridday xukun ah saddex sano oo xabsi ah abwaanad Naciima Axmed Ibraahim oo tan iyo 27-kii Janaayo ee sanadkan ku xidhneyd magaalada Hargeysa.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43773558

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: