Press "Enter" to skip to content

Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday sarkaal lagu helay inuu Daacish ka tirsan yahay

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday nin lagu eedeeyey inuu ka tirsan yahay kooxda Daacish ee Soomaaliya, una qaabilsanaa kala gudbinta lacagaha.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: