Maxkamadda sare ee Pakistan ayaa ku dhawaaqday in xarigga ra'iisal wasaarihii hore Imran Khan uu yahay "mid sharci darro ah", waxaana go'aan ka soo baxay laba maalmood uu dhaliyay isku dhacyo sababay dhimasho iyo dhaawac iyo mudaharaadyo waaweyn oo dalka oo dhan ka dhacay.

Maxkamada sare ee Pakistan oo amartay in lasii daayo Imran Khan
More from DibeddaMore posts in Dibedda »
Comments are closed.