Maxkamad ku taalla gobolka Jharkhand ee waqooyiga India ayaa 11 nin ku xukuntay xabsi daa’in, ka dib markii nin muslin ah oo hilible ah ay sannadkii hore dileen. Alimuddin Ansari oo 55 jir ah ayey ragaas garaacid nafta kaga qaadeen mar uu hilib lo’aad siday.
Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43501359
Be First to Comment