Press "Enter" to skip to content

Maxkamad kale oo laashay go’aankii Trump ee tarxiilka muhaajiriinta

Xaakim seddexaad ayaa xukumay amar ah in maamulka Madaxweyne Trump laga hor istaago qorshaha dalka looga tarxiilayo dadka ay da’dooda yarayd markii ay Maraykanka soo galayeen iyaga oo sharci daro ah.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43895518

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: