Press "Enter" to skip to content

Maxay yihiin shaqooyinka horyaalla ra'iisul wasaaraha cusub?

Shaqada iyo hawlaha horyaalla Ra’iisul Wasaaraha cusub ayaa weriyahayaga Ridwaan Xaaji Cabdiweli uu ka waraystay Dr. Maxamed Xuseen Gaas oo bare ka ah Jaamacadda Oslo ee dalka Norway.

Author: Malin news

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: