Press "Enter" to skip to content

Maxay yihiin caqabadaha horyaalla Maxamed Mursal?

Xildhiban Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa maanta loo doortay inuu noqdo guddoomiyaha cusub ee baarlamanka Soomaaliya.

Maxamed Mursal, ayaa wareeggii labaad ee doorashada kaga adkaaday xildhibaan Ibraahim isaaq Yarow.

Haddaba maxay yihiin caqabadaha ugu waa weyn ee xilligan hortaagan hoggaanka baarlamaanka? Su’aashaas iyo kuwo kale ayaa Cabdixakiim Maxamuud Shirwaac uu hordhigay Cabdulqaadir Maxamuud Dhaqane oo hore u ahaa xildhibaan haatana daraasado ka diyaariya arrimaha Soomaaliya iyo Geeska Afrika.

 

Sii akhriso…https://www.voasomali.com/a/4370869.html

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: