Press "Enter" to skip to content

Maxay tahay sababta loo joojiyay tartankii kubadda ee gabdhaha Somaliland?

Jamhuuriyadda iskeed madaxbannaanida ugu dhawaaqday ee Somaliland ayaa hakisay tartan ciyaaraha kubadda cagta ah oo maanta lagu waday in Hargeysa looga furo kooxaha gabdhaha ah ee gobollada Somaliland.

Author: Malin News

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: