Press "Enter" to skip to content

Maxay salka ku haysaa xiisadda Erdogan iyo Mario Draghi?

Madaxweynaha Turkey Recep Tayyip Erdogan ayaa Arbacadii weerar ku qaaday ra’iisul wasaaraha Talyaaniga Mario Draghi sababo la xiriira inuu ugu yeeray “kaligii taliye,’ hadalladaas oo uu sheegay inay ahaayeen edeb darro.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: