Press "Enter" to skip to content

Maxay Nimco Cabdirashiid ku dooratay barashada cilmiga Korontada?

Inta badan gabdhaha Soomaaliyeed ee ardayda ah ma doortaan kulyadaha laga barto Injineernimada, hase yeeshee, Nimco Cabdirashiid Maxamed ayaa dhawaan ka qalan-jabisay Jaamacadda Jigjiga, iyadoo baratay cilmiga Korontada iyo Isgaarsiinta, waana gabadha kaliya ee ka qalanjibisey kuliyaddaas.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: