Press "Enter" to skip to content

Maxay Midowga Murashaxiinta ka yiraahdeen tallaabooyinka uu qaaday Farmaajo?

Golaha Midowga Murashaxiinta Soomaaliya ayaa cambaareeyey tallaabooyin uu xalay qaaday madaxweyne Farmaajo, uu uu ku magacaabay dhowr xil oo dhanka amniga ah.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: