Press "Enter" to skip to content

Maxay ka wada hadleen Farmaajo iyo xubnaha beesha caalamka?

Wararka ka imanaya magaalda Muqdishu ayaa sheegaya in maanta uu kulan dhexmaray madaxweynaha dawladda federaaalka Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo xubno ka tirsan beesha caalamka. Shirkaasi ayaa ka dhacay xerada Afisyoone

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: