Afar sano ayaa ka soo wareegtey markii la doortey madaxweyne Mohamed Abdullahi Farmaajo. Waxa uu mudo xileedkiisu dhamaanayaa iyadoo aysan jirin heshiis laga gaarey hanaankii doorashada ee Soomaaliya.

Maxay ka dhigan tahay muddo xileedka dhamaaday ee Farmaajo?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment