Press "Enter" to skip to content

Maxay Jubaland ka tiri shaqo ka-joojinta Fahad Yaasiin?

Maamul goboleedka Jubaland ayaa soo dhoweeyey tallaabooyinka uu qaaday ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble ee la xiriirka kiiska Ikraan Tahliil Faarax, oo aheyd gabar ka tirsan NISA, oo hay’addu ay sheegtay inay dileen Al-Shabaab, balse Al-Shabaab ay beenisay.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: