Press "Enter" to skip to content

Maxay dowladda Hindiya uga aamusan tahay dalabka uga yimid Israa’iil ee ku saabsan Falastiin?

Sida uu shaaciyay wargeyska Indian Express, Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil, Benjamin Netanyahu, ayaa warqad u qoray Ra’iisul Wasaaraha dalka Hindiya, Narendra Modi, wuxuuna ka dalbaday inuu ku garab istaago arrinta la xiriirta go’aanka kasoo baxay Maxkamadda Dambiyada Dagaalka Adduunka (ICC).

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: