Press "Enter" to skip to content

Maxay Ayeeyadan ka sameysay Mareykanka oo ay ku kasbatay bogaadinta Shiinaha?

Haweeneydan 76 jirka ah ayaa dooneysay inay goyso waddo ku taalla San Francisco, Mareykanka markii uu nin feer ku dhuftay, sida ay wararku sheegayaan.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: