Press "Enter" to skip to content

Maxamuud Sayid Aadan: Xarunta degmada iyo saldhigga Beled Xaawo waxaa jooga ciidanka Jubaland

Wararka ka imaanaya degmada Beled Xaawo ee gobalka Gedo ayaa sheegaya in halkaasi uu dagaal ka socdo, kaas oo u dhaxeeya ciidamada Jubaland iyo kuwa dowladda Soomaaliya.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: