Press "Enter" to skip to content

Maxamed Saalax oo ku Guuleystay Abaal marinta xidiga sanadka ugu fiican ee Premier League

Isniin, April, 23, 2018 (HOL)–Xiriirka kubada cagta dalka England ayaa waxay si rasmi ah ugu shaaciyeen xafladii ka dhacday magaalada London ee dalka England in Mohamed Salah uu yahay xidiga ugu ficaan horyaalka Premier League sanad ciyaareedka 2017/2018.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta23-155500.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: