Press "Enter" to skip to content

Maxaad ka ogtahay dadka ka jawaaba wicitaanada gargaarka degdega ah ee nambarka 999?

Jamie todobaadkii waxa uu ka jawaabaa illaa 350 wicitaan, qaarkoodna ma wada ahan kuwa muhiim ah, waxaa jira dad iska soo wactama iyaga oo aysan haysanin xaalad daran oo gargaar u baahan.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43909259

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: