Shirkii u dhaxeeyey madaxda dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ee teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho ayaa natiijo la’aan kusoo idlaaday shalay, ayada oo dhinacyada ay is-weydaarsadeen eedeymo.

Maxaa xigi doona fashilkii ku yimid shirka Afisyooni?
More from GudahaMore posts in Gudaha »
Be First to Comment