Press "Enter" to skip to content

Maxaa sababay kalluunka kusoo caariyay xeebaha Soomaaliya?

Xeebaha Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho waxaa lagu arkayay dhawaanahan kalluun yayar oo badda ka soo caariyay, waxaana si dhab ah loo ogeyn sababaha keenay in tiro badan oo kahluun ah ay mar qura soo caariyaan, taas oo bulshada ka dhex dhalisay hadalhayn iyo walaac badan.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: