Press "Enter" to skip to content

Maxaa ku soo kordhay xiisadda biyaha webiga Nile?

Xiisadda ka taagan biyaha webiga Nile ayaan wali dowlaha isku haya wax is-afagarad ah oo dhameystiran aysan ka gaarin, waxaana Wasiirka arrimaha dibadda Masar Saamix Shukri ​uu sheegtay in heshii adag oo laga gaaro biyo-xireenka Itoobiya uu baajin karo qalelaase ka dhex qarxa dalalkan. 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: