Press "Enter" to skip to content

Maxaa keenay sicir-bararka baahsan ee ka jira suuqyada Jubaland?

Sicir-barar baahsan ayaa ka jira suuqyada Magaalada Kismaayo, kuwaasi oo saameyn ku yeeshay bulshada magaalada, waxaana maalinba maalinta ka dambeeysa sii kordhaya qiimaha maciishadda iyo raashinka.

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: