Press "Enter" to skip to content

Maxaa kala haysta dadka reer magaalka ah iyo kuwa Geela ku dhaqda gudaha Jigjiga?

Dhageyste haddii aad arki jirtay geel horweyn iyo irmaanba, duurka lagu daajiyo, maanta waxaan idiin haynaa mid luf-luf ka raadsada qashin qubka, daaqa ugu fiican ee uu heli karana uu yahay dhirta iyo deyrka xaafadaha magaalada Jigjiga ee dowlad deegaanka Soomaalida.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43779993

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: