Press "Enter" to skip to content

Maxaa ka jira inuu iscasilay Jawaari?

Gudoomiye kuxigeenka koowaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamanka Federaalka ee Soomaaliya, Cabdiwali Ibraahim Sheekh Muudey, ayaa xildhibaannada isaga taageersan u sheegay inuu iscasilay gudoomiye Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, sida ay BBC-da ka soo xigatay qaar ka mid ah mudanayaasha.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43696663

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: