Press "Enter" to skip to content

Maxaa ka dhalan kara khilaafka Farmaajo iyo Rooble?

Weli waxaa taagan xiisadda siyaasadeed ee Soomaaliya ee ka dhalatay loolanka dhinaca awoodda ee u dhaxeeya madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisul wasaare Rooble.

Hadaba khilaafkan maxaa ka dhalan kara, muxuuse caqabad ah oo uu yeelan karaan?

 

Wariyaha VOA-da ee London, Ridwaan Xaaji Cabdiwali ayaa su’aashaa iyo kuwo kaleba weydiiyay Dr. Maxamed Xuseen Gaas oo ah Cilmi Baare ka tirsan Machadka daraasaadka Amniga ee ISS ee fadhigiisu yahay magaalada Pretoria ee dalka Koonfur Afrika.

 

 

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: