Iyadoo muddo xileedka madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ku egyahay maalinta berri ah oo ku beegan sideeda bisha Febraayo ayaan ilaa iyo hadda laga gaarin wax heshiis ah oo la xiriira hannaanka doorashooyinka

Maxaa dhici kara berrito marka uu dhammaado muddo xileedka Farmaajo, hadda ka horse ma dhacday?
More from DhammaanMore posts in Dhammaan »
Be First to Comment