Press "Enter" to skip to content

Matoor dayaaradeed oo qarxay iyo haweeney ku dhimatay

Haweeney qayb ahaan ka baxday daaqadda diyaarad rakaab sidday ayaa geeriyootay ka dib markii matoorka diyaaradda uu qarxay. Haweeneyda geeriyootay ayaa fadhiday daaqadda agteeda. Bir ka soo go’day matoorka ayaa jabisay daaqadda intii ay dayaaraddu duulaysay.

Sii akhriso…http://www.bbc.com/somali/war-43809993

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: