Axad, Maarso, 18, 2018 (HOL)- Waxaa maanta magalada Muqdisho Aas loogu sameeyay Alle ha u naxariisteen Nabadoon Axmed Cabdulle Jimcaale oo maalintii shalay Rag hubeysan ay ku dileen meel aan ka fogeyn hoygiisa degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta18-155081.htm
Be First to Comment