Press "Enter" to skip to content

Mas’uul ku gacanseyray xil looga magacaabay maamulka gobolka Hiiraan

Talaado, April, 24, 2018 (HOL) – Mid ka mid ah ganacsatada gobolka Hiiraan ayaa ku gacan seyray xilka guddoomiye ku-xigeenka maamulka iyo maamulka gobolka Hiiraan oo lagu shaaciyay wareegto ka soo baxday wasiirka arrimaha gudaha maamul gobolleedka Hirshabeelle Maxamed Cali Caadle.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta24-155514.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: