Press "Enter" to skip to content

Masjidkii Ugu Horreeyay ee Soomaaliyeed ayaa Laga Furay Magaalada Auckland, New Zealand.

odabaadkaan ayaa magaalada Aukland ee Dalka New Zealnad waxaa lagu qabtay xaflad lagu daahfuray masjidkii ugu horreeyay oo ay yeeshaan jaaliyadda soomaaliyeed ee ku nool magaaladaan. Masjidkan Cusub oo ku yaala xaafada Mount-Roskill ayaa lagu magacaabay New Zealand Islamic Cultural Trust Community Center.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Mar/wararka_maanta22-155126.htm

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: