Qaar ka mid ah masaajiddada Barriga magaalada London iyo magaalada Birmingham ayaa laga billaabay in lagu talaalo dadka muslimiinta ah ee ku nool deeganadaas.

Masaajidada UK oo billaabay inay dadka tallaalaan
More from DibaddaMore posts in Dibadda »
Be First to Comment