Press "Enter" to skip to content

Mareykanka oo u digay xukuumadda Suuriya

Isniin, April, 16, 2018 (HOL) – Safiirka Mareykanka u fadhiya Qaramada Midoobay Nikki Haley, ayaa digniin u dirtay Madaxweynaha Syria Bashar al-Assad Axaddi shalay, iyadoo sheegtay in Mareykanka uu gantaalo cusub ku weerari doono taliskiisa, hadii uu mar kale fuliyo weerar uu u adeegsado hubka kiimikada ah.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta16-155417.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: