Talaado, April, 03, 2018 (HOL)–Taliska ciidamada Mareykanka Africa ee (AFRICOM) ayaa sheegay Duqeyn ka dhacday gelinkii dambe ee Axadii ina dhaaftay meel u dhow degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud in ay ku dileen Shan Dagaalame oo ka tirsanaa ururka Al-shabaab.
Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta3-155268.htm
Be First to Comment