Press "Enter" to skip to content

Mareykanka oo duqeyn ka fuliyay dulleedka Kismaayo

Jimco, April, 13, 2018 (HOL)-Diyaaradaha aan duuliyaha laheyn ee Mareykanka ayaa Arbacadii ina dhaaftay duqeyn la beegsaday saldhig ururka Al-shabaab ay ku leeyihiin Waqooyi Galbeed ee Magaalada Kismaayo, meel u dhaw degaanka Jannaay Cabdalle.

Sii akhriso…http://www.hiiraan.com/news/2018/Apr/wararka_maanta13-155388.htm

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

Kala soco wararka oo dhan - malinnews.com
War cusub:
%d bloggers like this: