Press "Enter" to skip to content

Mareykanka oo baaritaan dheeri ah ku sameynaya weerarkii Al-shabaab ee Manda Bay

Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Lloyd Austin ayaa isniintii shalay ahayed amar ku bixiyay in dib u eegis lagu sameeyo baaritaanka weerarkii maleeshiyada Al-shabaab ay ku qaaday saldhigga ciidanka milatariga Manda Bay ee gobolka Lamu ee dalka Kenya, halkaas oo lagu dilay sadex qof oo Mareykan ah.

Author:

Be First to Comment

Leave a Reply

War cusub:
%d bloggers like this: